Home Wararka Somaliya Dagaalo Culus ayaa ka bilaawday Degmada Camaara ee Gobalka Mudug

Dagaalo Culus ayaa ka bilaawday Degmada Camaara ee Gobalka Mudug

0

Wararka ka imaanaya Degmada Camaara ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya  in saaka Alshabaab ay Weerar culus oo ku bilaawday Qaraxyo ay ku Soo qaadeen Camaara.

Gaari Qarax laga soo buuxiyay ayaa Lagu weeraray Xerada Ciidamada Galmudug ee Camaara, waxaana xigay Dagaal xoogan oo Alshabaab ay soo qaadeen.

Wararka ayaa sheegaya Ciidamada Galmudug ay iska caabiyeen Dagaalamaasha Alshabaab, waxaana la isku Adeegsaday Hubka Culus.

Alshabaab ayaa dhankooda Sheegay in ay La wareegeen gaadiid dagaal kuwa kalena ay Gubeen

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo Qaadacay Habraacii Shalay ay soo saareen Musharaxiinta Madaxweynaha (Akhriso)
Next articleShabaab oo dagaal kula wareegay Degmada Camaara ee Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here