Home Wararka Maanta Midowga Afrika oo Wakiil Cusub usoo Magacaabay Soomaaliya

Midowga Afrika oo Wakiil Cusub usoo Magacaabay Soomaaliya

0

Midowga Afrika ayaa Soomaaliya usoo Magacaabay Soomaaliya kaas oo kala Shaqeyn doona Dowladda Arimaha Dalka ka jira.

Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama ayaa Loo soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya kala shaqeyn doona Arimaha siyaasada Iyo Doorashooyinka.

Midowga afrika ayaa dhawaan shaaciyay in soomaaliya ay u soo Magacaabayaan Ergay gaar ah oo dhinacyada Siyaasada Soomaaliya isku Haaya dhexdhaxaadiya si dalka Doorasho u aado.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga (Sawiro)
Next articleTaliska Boliiska Soomaaliyeed oo Hooygiisa ku Booqday Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here