Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Midowga Afrika oo ka hadlay qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee Aadan Yabaal

Midowga Afrika oo ka hadlay qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee Aadan Yabaal

0

Iyada oo ay dowladda Soomaaliya shaacisay in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ay Al-shababa kala wareegeen degmada Aadan Yabaal, ayaa bayaan uu soo saaray Midowga Afrika waxa uu ku bogaadiyay ciidamada dowladda qabsashada degmadaasi.

Degmadaan ayay Shalay si buuxda ula Wareegay Ciidamada Dowlada Soomaaliya Degmada aadan Yabaal Taas oo Dhawaan Alshabaab isaga Baxeen.

Ciidamada ATMIS ayaa Dhawaan Sheegay inay Howlgalada Socda Dhanka Cirka uga Qayb qaataan.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Saxaafada isugu yeeray kana Hadlaaya arimo Xasaasi ah
Next articleGalmudug oo Soo Gabagabeeysey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here