Home Wararka Maanta Mid kamid ah Wariyaasha ugu Caansanaa Muqdiaho Qaraxyada Soobe ku nafwaayay

Mid kamid ah Wariyaasha ugu Caansanaa Muqdiaho Qaraxyada Soobe ku nafwaayay

0

Wariye Maxamed Ciise Koonaa ayaa ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarka ka dhacay wasaaradda waxbarashada, sida uu xaqiijiyey afhayeenka Booliska

“Waxaan hada dultaagnahay meydka wariye Maxamed Ciise Koona, aniga ayaana haya ID-giisa iyo telfoonkiisaba waxaana lageyna Hospital madina” ayuu yiri afhayeenka Booliska.

AUN Koonaa ayaa ka mid ahaa howlwadeenada M24 Tv, wuxuuna sidoo kale horey uga soo shaqeeyey warbaahinta Shabelle iyo xarumo kale oo warbaahineed.

Ad
Previous articleFaahfaahin Masuuliyiin Sarsare oo ku Waxyeeloobay Qaraxyada Mataanaha Ahaa ee lagu Weeraray Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya
Next articleBooliska oo faah faahiyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here