Home Wararka Maanta Maxuu yahay Amarka Ra’isul Wasaare Rooble uu faray Wasaaradaha Dowladda

Maxuu yahay Amarka Ra’isul Wasaare Rooble uu faray Wasaaradaha Dowladda

0

Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha 26 bishan May ayaa lagu faray dhammaan Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda in aanay gaari karin lana shaacin karin go’aan cusub oo aan ogolaansho looga helin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Arrintan ayaa waxay muujineysa in Wasiirada Wasaaradaha Xukuumadda aanay wax magacaabis ama dano kale oo shaqsi u adeegsan awoodahooda inta lagu guda jiro xilliga kala guurka, iyadoo horay loo bartay in marka olole doorasho jirto in Wasiirada qaar sameeyaan magacaabis xilal, si ay danahooda u gaaraan.

Ad
Previous articleBanaanbaxyo Xoogan oo Jowhar ka bilaawday ka dib dil ay gaysteen Ciidamada Dowladda
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Kormeeray Wasaaradda maaliyada Galmudug {SAWIRO}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here