Home Wararka Somaliya Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Kormeeray Wasaaradda maaliyada Galmudug {SAWIRO}

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Kormeeray Wasaaradda maaliyada Galmudug {SAWIRO}

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta kormeeray Xarumo dhoer ah oo ka mid ah wasaaradaha Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cali Daahir Cid ayaa kormeer indha-indhayn ah ku tegay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha si uu ugu kuurgalo howlaha socda.

Waxuu la kulmay dhamaan shaqaalaha Wasaaradda waxuuna ka xog-wareystay Shaqada sida ay u socoto iyo sida ay ugu Faraxsanyihiin.

Kulamo ayuu kula qaaday Xarunta Wasaaradda Masuuliyiinta Wasaaradda Maalinta Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Ad
Previous articleMaxuu yahay Amarka Ra’isul Wasaare Rooble uu faray Wasaaradaha Dowladda
Next articleWasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Magacaabay Agaasimayaal Cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here