Home Wararka Caalamka Maxkamada sare ee Sweden oo Go’an ka gaartay Wariye loo gudbin lahaa...

Maxkamada sare ee Sweden oo Go’an ka gaartay Wariye loo gudbin lahaa Turkiga

0

Bulent Kines oo turkiga u dhashay ayaa ugu danbeyn Xukun laga Gaaray Go’ankiisa u wareejinta Dalka Turkiga.

Maxkamada Sare ayaa go’an ku gaartay in Bulent Kines loo wareejin Dalka Turkiga halkaasi oo laga soo codsaday.

Wariyaha ayaa loo heestaa inuu ka danbeeyay Afganbigii ka dhacay Dalkaasi Sanadkii 2016 kaasi oo fashilmay.

Peter Asp oo ah Garsooraha Maxkamada Sare ayaa sheegay in kiiska Bulent uu yahay mid adag madama uu siyaasad salka ku hayo.’

Turkiga ayaa aad u doonaya Wariyaha iyo Rag kale kuwaasi oo lagu heesto Afganbigii ka dhacay Dalkaasi.

Dowlada Sweden ayaa heshiis la gashay Dalka Turkiga oo ku adan in ay ku wareejiso dadka ay sida aadka u dooneyso.

Ad
Previous articleiska Hubi Canshuurtaada Adigoo galaya Boga Skatteetaten, Waaxda Canshuurta Norway oo Codsi u dirtay Dadka
Next articleAlshabaab hor le iskusoo Dhiibay Ciidamada Huwanta ee Hiiraan Dagaalka ka wada(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here