Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Alshabaab hor le iskusoo Dhiibay Ciidamada Huwanta ee Hiiraan Dagaalka ka wada(Sawiro)

Alshabaab hor le iskusoo Dhiibay Ciidamada Huwanta ee Hiiraan Dagaalka ka wada(Sawiro)

0

Cabdi xassan ibrahim oo katirsada maleshiyada kooxda Alshabab aya isuso dhibay cidanka xoga dalka somaliyed iyo kuwa Degaanka ee kusugan degaanka tarajanta ee ee hos yimada magalada beledweyn

Mudo 6 sano ah ee uu katirsada kooxda Alshabaab  ayuu shegay in uu .uqabilsada kaxeynta Gawarida.

Taliyaha guutada 5 aad Qeybta 27 aad ee cidanka xoga dalka somaliyed col.maxamed ibrahim Bakay aya farin udiray maleshiyada khawarijta wali kuhar

Mudoyinki dambe waxa isi sotarayay maleshiyada iyo horjogayasha Alshabaab ee iso sodhibaya cidamada qalabka sida iyo kuwa deganka madama gobolka uu kasocdo howgalo Balaran oo kadhan ah alshabab.

0

 

 

Ad
Previous articleMaxkamada sare ee Sweden oo Go’an ka gaartay Wariye loo gudbin lahaa Turkiga
Next articleMadaxweyne Laftagareen oo u dabaaldegay Sanadguuradiisii 4aad, xili uu xaalku ku xun yahay (Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here