Home Wararka Caalamka iska Hubi Canshuurtaada Adigoo galaya Boga Skatteetaten, Waaxda Canshuurta Norway oo Codsi...

iska Hubi Canshuurtaada Adigoo galaya Boga Skatteetaten, Waaxda Canshuurta Norway oo Codsi u dirtay Dadka

0

Sanadka Sii dhamaanaya Waxaa la gaaray Xiliga dadka ay celinayaan ama ay helayaan Canshuurta Sanadkan iyadoo Dadka loo diray Canshuur Xisaabinta.

Waaxda Canshuurada Norway ee loo yaqaano Skette-etaten ayaa Dadka Norway ugu baaqday inay Hubiyaan Canshuurtooda si u ogaadaan Qaladka jira ama uu Saxanyahay.

Dadka ayaana loogu baaqay inay galaan boga Waaxda Canshuurta kadibna halkaasi ay ka badalaan Canshuur celinta.

Martan Johane oo qeybta Canshuurta ka tirsan Ayaa Dadka ugu baaqay inay Boga Galaan si ay u saxaan Canshuurta.

Sanad kasta Dalka Norway Waxaa dadka loo Sameeyaan Canshuur Xisaabin iyadoo Dadka qaar loo soo celiyo Canshuur halka dadka kale ay bixiyaan canshuurta dheeriga.

Xigasho/ Skatteetaten

Ad
Previous article” Qoysaska Waa inay Helaan Caawinta Qiimaha Korontada ” Magdalena Andersson
Next articleMaxkamada sare ee Sweden oo Go’an ka gaartay Wariye loo gudbin lahaa Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here