Home Wararka Maanta Maxkamada Ciidamada oo xukun riday

Maxkamada Ciidamada oo xukun riday

0

Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Dil ah ku Riday Guled Xamse Maxamed iyo Cabdiweli Jaamac Xersi, waxa ay sidoo kale Sedax Sano oo Xabsi Ciidan ah ku Xukuntay Maxamed Isxaaq Guuleed.

Labada Hore Ee lagu xukumay Dilka ayay Maxkamadda ku heshay in si Bareer ah ay ugu Dileen Marxuumiin Beeraley ah Bariire oo Shabeellada Hoose ka tirsan 11-kii June Sanadkan.

Marxuumiinta la Dilay ayaa kala ahaa Maxamed Cabdiladiif Jiir & Cabdi Xasan Macalim Isxaaq.

Ad
Previous articleSomaliland oo 4 QOF lagu Toogtay
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay Xeerka Magacaabista Degmooyin cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here