Home Wararka Somaliya Maxay Tahay sababta uu Farmaajo uga aamuso Dhacadooyinka Murugada Badan

Maxay Tahay sababta uu Farmaajo uga aamuso Dhacadooyinka Murugada Badan

0

Madaxweyne Farmaajo Dhacdadii Xalay Lagu waayay Dhalinyaro Soomaaliyeed Laguna Dilay Qarax ka dhacay Meel udhaw Madaxtooyada Soomaaliya Maxay tahay sababaha uusan uga hadlin ?

Waxaa Horay udhacday in Madaxweyne Farmaajo uusan xitaa ka hadlin Dhacdo Fool xun oo Marqura Lagu laayay Gobalka Sh/dhaxe dhaqaatiir Da’yar ah oo gaaraya 8 ruux, waxaana dhacdadaan ay ka dhacday Deegaanka Gololeey 28, 5, 2020.

Sidoo kale September 17, 2020 , Culimo ayaa Lagu laayay Deegaan Hoostaga Degmada Warsheekh, si Lamid ah Sooma Hadal qaadin.

Madaxweyne Farmaajo waa Qofkii ugu sareeyay Dalka Laakiin Su’aal ayaa dulsaaran Sababaha Farmaajo uusan uga hadleen Dhacdooyinkaan xanuunka Badan oo Lagu Beegsaday Culimo, dhaqaatiir iyo Dhalinyaro.

Madaxweyne Farmaajo waxaa Xusid Mudan inuu ka Tacsiyeeyay Qarax ka dhacay Kismaayo Laguna dilay Xoghayihii Rugta Ganacsiga kaas oo dhacay 11 Sebteember,2020.

Ma xasuusataa dhacdo xanuun badan oo Madaxweynuhu ka aamisay ?

Ad
Previous articleMadasha Badbaado Qaran oo Farmaajo ku Eedeeyay inuu kala qeybiyay Ciidamadii Qaranka (Akhriso)
Next articleDhageyso Madaxweynihii Hore ee Hirshabelle oo Weerar Afka ah ku qaaday Xasan Cali Khayre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here