Home Wararka Somaliya Madasha Badbaado Qaran oo Farmaajo ku Eedeeyay inuu kala qeybiyay Ciidamadii Qaranka...

Madasha Badbaado Qaran oo Farmaajo ku Eedeeyay inuu kala qeybiyay Ciidamadii Qaranka (Akhriso)

0

Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay ciidamada Xoogga Dalka.

Qoraal ka soo baxay Madasha ayaa sidoo kale lagu sheegay in Farmaajo Ciidamadii Ku sugnaa Furimaha dagaalka uu u soo raray magaalada Muqdisho.

Warka ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa sidoo lagu xusay in Hay’adda NISA ay dayacyaday Howlahii loogu talagalay , balse ay NISA ku mashquulsan tahay sidii Siyaasiyiinta Mucaaradka dhaq dhaqaaqoda loola socon lahaa .

 

Ad
Previous articleDhalinyaro Galmudug ka soo jeeda oo Muddo 13 sana ah xabsi ku jiray oo La fasaxayo (SAWIRO)
Next articleMaxay Tahay sababta uu Farmaajo uga aamuso Dhacadooyinka Murugada Badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here