Home Wararka Maanta Maxay tahay sababta ay Dowladda Canada ugu raad joogtay ninkan Soomaaliga ee...

Maxay tahay sababta ay Dowladda Canada ugu raad joogtay ninkan Soomaaliga ee ay Duldhigtay $250.000 oo Doolar??

0

Nin asalkiisi Soomaali yahay oo kaalinta koobaad uga jira liiska dadka ay doonayaan laamaha ammaanka ayaa lagu qabtay waddankaas.

Booliska Canada ayaa Talaadadii sheegay inay lacag dhan 250 kun oo dollar-ka dalkaas ah ku abaalmarin doon qofkii la wadaaga xogta Cabdicasiis Maxamed.

Maxamed ayaa waxaa baadi goobayay booliiska Toronto waxaana lagu soo eedeeyay in uu dilay Craig MacDonald oo 43 jir ah kaasoo ku dhashay Magalaadda Toronto.

Ccasiis aya Booliska Canada Soo Qabteen Xili ay Shegeen inuu isticmaalayay Documentiyo Been Abuur ah.

ninkaan Soomaaliga ah ayaa loo Haystaa Dilka Craig MacDonald oo Muran uu Ku Dhexmaray Maqaayada ku Taalaa Toronto Saasna uu ku Dilay, Dhawaan ayaa la Sugaya in lasoo Taago Maxkamad si kiiskiisa go.aan looga Gaaro.

Ad
Previous articleXarunta Golaha Shacabka oo laga soo sheegayo Buuq iyo Xaalada Kacsanaan ah
Next articleLavrov warns the West against sending weapons to Ukraine

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here