Home Wararka Somaliya Galmudug Maxay tahay sababta Ahlusuna Loogu guulaysan la yahay Dagaalka Gurceel ?

Maxay tahay sababta Ahlusuna Loogu guulaysan la yahay Dagaalka Gurceel ?

0

Dowladda Soomaaliya Muddo 4 Maalin ah ayay Gurceel kula dagaalamaysaa Ururka Ahlusuna Waljameeca, waxaana Halkaas La isugu geeyay Cudud ciidan iyo Hubka Nuucyadiisa Kala duwan Mana muuqato Hormar Laga gaaray Dagaalkaas.

Saraakiishii ugu badanaa ayaana Muddo 4 Maalin ah Dowladda Looga dhaawacmay Dagaalkaas, ilaa iyo iminkana Ma jiro Hadaf Guulaystay oo Dowladda Soomaaliya ay ka laheed Hurinta Colaada dhiigu uu ku daatay ee Gurceel.

Sarakiil badan oo ka hadlay Colaada Gurceel Ayaa qaba in istiraatiijiyad xumo darteed ay Dowladda Soomaaliya ay ku fashilatay Guul inay Ka gaaraan Ciidamada Ahlusuna.

Dadka Ku dhaawacmay Dagaalkaas Ayaa gaaray in ka badan 100 Qof , lama Haayo Tirada saxda ah  ee Dhimashada.

Ad
Previous articleKayda AMISOM oo Laga saaray Hub Cul Culus so Loola Dagaalamo Ahlusuna (Sawiro)
Next articleWaa sidee Gurceel Saaka oo Muddo 3 Maalin ah Lagu dagaalamaayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here