Home Wararka Somaliya Galmudug Kayda AMISOM oo Laga saaray Hub Cul Culus so Loola Dagaalamo Ahlusuna...

Kayda AMISOM oo Laga saaray Hub Cul Culus so Loola Dagaalamo Ahlusuna (Sawiro)

0

 

Idaacadda Mustaqbal Media Ayaa caawa xaqeejisay in Keydka hubka AMISOM ee Sector one oo ku yaalla magaalada Muqdisho, Laga qaaday Hub Cul Culus Loona qaaday Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud.

 

Noocyada hubka store-ka AMISOM laga qaaday ayaa kala ah 82 MM iyo SU23 oo ah hub loo adeegsado duqeymaha culus.

Sargaal katirsan habmaamuuska (Porotocol-ka) Ciidanka xoogga dalka ayaa fududeey in hubkaas laga saaro Keydka Sector One ee Amisom.

ISHA Mustaqbal Radio

 

 

 

 

Ad
Previous articleMusharaxiinta oo ku kala qeyb samay ka hadalka Dagaalka Gurceel
Next articleMaxay tahay sababta Ahlusuna Loogu guulaysan la yahay Dagaalka Gurceel ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here