Home Wararka Somaliya Galmudug Waa sidee Gurceel Saaka oo Muddo 3 Maalin ah Lagu dagaalamaayay

Waa sidee Gurceel Saaka oo Muddo 3 Maalin ah Lagu dagaalamaayay

0

Xaaladda degmada Guriceel ayaa saaka degan kadib dagaalo saacadihii la soo dhaafay Ciidanka dowladda iyo kuwa Ahlusunna halkaasi ku dhexmaday.

Wararka laga helayo Guriceel ayaa sheegaya in uusan jirin wax dagaal ah, balse mararka qaar la maqlayo rasaas goos goos ah.

Gurmadyo Kala duwan Ayaa la sheegayaa in Labada dhinac ay kala Heleen xalay ilaa saaka, waxaana Dowladda Soomaaliya ay shalay Dhuusamareeb gaysay Ciidamadii ugu badanaa ee ka kooban GorGor iyo Haramcad.

Dhanka Kale Ahlusuna Ayaa dhankooda Gurmad ka Heshay Deegaanada Xeraale iyo Bohol waxaana Gurmad yadaana ay sii xoojinaayaan in wili la is Horfadhiyo ama Colaadu ay sii xoogaysato.

Ad
Previous articleMaxay tahay sababta Ahlusuna Loogu guulaysan la yahay Dagaalka Gurceel ?
Next articleDeg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Goor dhaw Shir Jaraa”I’d qabanaya Kana Hadlaya Arima Xasaasi ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here