Home Wararka Maanta Maxay kawada Haldeen Xasan Shikh Iyo MW Isaias Afwerki ee Xalay Kulan...

Maxay kawada Haldeen Xasan Shikh Iyo MW Isaias Afwerki ee Xalay Kulan aan caadi ahayn Yeeshay

0

Wada hadalo ay xalay yeesheen madaxweynayaasha Soomaaliya & Eritrea, ayaa MW Isaias Afwerki wuxuu sheegay in lagama maarman ay tahay in la xoojiyo xariirka dhinacyada ee Siyaasadda, ciidamada, amniga iyo dhaqaalaha ee labada dal ay leeyihiin.

5tii sanno ee lasoo dhafay Eritrea ayaa tababartay, in ka badan 10,000 askar Soomaali ah, laakiin sida loo maareeyey markii ay ku soo laabteen gudaha dalkooda, ayay saluugtay dawladda Eritrea.

MW Xassan Sheekh oo wareysi siiyey Wakaalada wararka ee Eritrea ayaa bogaadiyey taageerada ay Eritrea siinayso dalkiisa, gaar ahaana doorkeeda dibu dhiska ciidanka xoogga dalka, oo ay kaalin weyn kaga jirto, sida uu xusay Madaxweynaha Soomaaliya.

Ad
Previous articleXildhibaanada Mucaaradka oo Durbaba la kulmay Adan madoobe Digniina Diray
Next articleXasan Shiikh oo Booqday Ciidamadadii Ugu horeeyey ee Cirka oo Mudo kanDib la Tababaraayo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here