Home Wararka Maanta Xildhibaanada Mucaaradka oo Durbaba la kulmay Adan madoobe Digniina Diray

Xildhibaanada Mucaaradka oo Durbaba la kulmay Adan madoobe Digniina Diray

0

Illaa labaatameeyo Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka oo la kulmay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa u sheegay in Ajandaha Madaxtooyada aan lagu sii wadi karin howlaha Baarlamaanka, sidaas darteed Guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ka baxo jeebka Madaxtooyada iyo Xukuumadda.

Xildhibaannada ayaa ka digay in haddii Guddoonka uu sii wado afduubka uu ku haayo howlaha Baarlamaanka ay qasab noqon doonto inuu xirmo fadhiyada Baarlamaanka, wixii mas’uuliyad ah ee ka dhasha uu qaadayo Guddoonka.

Ad
Previous articleAskari Ka Tirsan Dowlada oo Xalay Sabab Kaa Yaabinaysa Isugu Dilay Magaalada Muqdisho
Next articleMaxay kawada Haldeen Xasan Shikh Iyo MW Isaias Afwerki ee Xalay Kulan aan caadi ahayn Yeeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here