Home Wararka Maanta Xasan Shiikh oo Booqday Ciidamadadii Ugu horeeyey ee Cirka oo Mudo kanDib...

Xasan Shiikh oo Booqday Ciidamadadii Ugu horeeyey ee Cirka oo Mudo kanDib la Tababaraayo(Sawiro)

0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo katirsan ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara.

Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka isagoo intaas kadib u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan yihiin, wuxuu warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha iyo askarta uu tababarka usocdo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas kadib soo gaba gabeeyey Socdaalkii uu ku joogay Magaalada Asmara ee dalka Ereteriya.

Ad
Previous articleMaxay kawada Haldeen Xasan Shikh Iyo MW Isaias Afwerki ee Xalay Kulan aan caadi ahayn Yeeshay
Next articleDowlada Itoobiya: “Cidii ka hortimaada heshiiskii badda waxaan u arkaynaa..”