Cudurka Jadeecada oo Galkacyo ka dilaacay

Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa ka dilaacay Cudurka Halista ee Loo yaqaano Jadeecada waxuuna sameeyay dad badan.

Dhaqaatiirta Ayaa sheegay in Jadeecadaan ay aad u samaysay dadka ka Soo Barakacay Abaaraha ka Jira Deegaanada Gobalka Mudug.

Maalintii waxuu Soo ritaa cudurkaan dad ka badan 15 ruux, waxaana la Sheegay inay dad u geeriyoodeen.

Goobaha Caafimaadka ee Galmudug ayaa la tacaalaya sidii dadkaas loo daween lahaa, waxaana sidoo kale Barbar socda Cudurka Shuban biyoodka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*