Home Wararka Somaliya Galmudug Masuuliyiin ka Tirsan Gobalka Mudug oo kormeer ku tegay Deegaano Dhibaatooyin ay...

Masuuliyiin ka Tirsan Gobalka Mudug oo kormeer ku tegay Deegaano Dhibaatooyin ay ka jireen (Sawiro)

0

Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela ee Koonfurta Gobolka mudug Maxamed Shuuke iyo xubno maamulkiisa ka tirsan ayaa maanta kormeer loogu kuurgalayay xaaladaha Amni ku tagay Deegaanada Baargaale,Tixiri, Buurgaabo, Gal-agoon, Galteero iyo kuwa kale dhamaan Deegaanadaas waxay xigaan aagga Furintaa

Dhamaan Deegaanadaas maanta uu booqday Guddoomiye Shuuke waxaa laga dagay Roob dhawaan halkaas ka Da,ay iyadoo xoolo dhaqato soo hayaamay ay deegaamaysanayaan

Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela Maxamed shuuke waacyigalin u sameeyay Bulshada roobka degay isagoo kula dardaarmay inay xoolahooda Difaacdaan si aysan Maleeshiyaadka Al shabaab kaga dhicin wuxuuna ku wareejiyay sanad ciidan

Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa kal hore dhacay ku dhawaad 700 oo neef Geela sidoo kalena waxay Afgduubteen 11 ruux walina gacanta Maleeshiyaadkaas ayay ku maqan yihiin

 

 

Ad
Previous articleAskeri Soomaaliya ka soo dagaallamay oo si layaab leh ugu bareeray Dagaalka ukrain
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay Xaaladiisa Caafimaad (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here