Home Wararka Maanta Masaajid Towfiiq oo La Gubay iyo Cara ka Dhalatay

Masaajid Towfiiq oo La Gubay iyo Cara ka Dhalatay

0

War kasoo baxay laamaha ammaanka ee magaalada St. Paul  ayaa lagu sheegay in ay baarayaan Masaajidka dab la qabadsiiyey iyo ciddii ka dambeesay, waxa ayna xuseen booliiska in falkaasi aysan jirin cid wax ku noqotay.

Masjidka Tawfiiq ayaa  xilliga dabka la qabadsiiyay waxaa ku socday dhismo, waxaana falkan walaac xooggan ka muujiyay muslimiinta kunool dalka Mareykanka oo dowladda ugu baaqay in ay wax ka qabato weerarada lagu qaadayo masaajida.

Tirada masaajidda la weerarayo ee kuyaalla gudaha Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa korortay sannadkan, waxa uuna masaajidkani noqonayaa kii lixaad ee sannadkan gudihiisa lagu weeraro gobolka Minnesota

Ad
Previous articleAadam Cali Cabdi iyo Maxamed Geedow Nuurow oo Saakay La Toogtay
Next articleAlshabaab oo Sheegtay Masuuliyada Dilka Muuse Maxamed Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here