Home Wararka Maanta Markab Toos uga Yimid Shiinaha oo Markii Ugu Horaysay Kusoo Xirtay Dekada...

Markab Toos uga Yimid Shiinaha oo Markii Ugu Horaysay Kusoo Xirtay Dekada Muqdisho

0

Dekedda magaalada Muqdisho ayaa yeelatay khad toos ah oo isku xiraya Soomaaliya iyo Shiinaha, iyadoo shalay uu toos ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalkaasi.

Maraakiibta ku soo xirata dekedda Muqdisho ayaa soo mari jirtay dakadaha dalalka mandiqadda ka hor inta aysan imaan xeebaha Soomaaliya.

Waa markii ugu horreysay burburkii kadib markab ganacsi oo ka soo shiraacda xeebaha dalka Shiinaha uu toos ugu soo xirto marsada Xamar, isagoo markii hore soo mari jiray dekedo ku yaalla bariga Afrika iyo dalalka Carbeed.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleKooxda daacish ee Puntlad oo Adeegsanaaya Diyaarado Qaraxyo Sida Iyo Qaar laga Qabtay
Next articleSaamayn intee laeg ayuu Trump kulahaa Heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara?