Home Wararka Maanta Maraykanka oo War kasoo Saaray Doorashadii Gudoonka Golaha Shacabka

Maraykanka oo War kasoo Saaray Doorashadii Gudoonka Golaha Shacabka

0

Maraykanka ayaa bogaadiyey doorashadii gudoonka cusub ee golaha shacabka baarlamanka Somalia ee ka dhacday magaalada Muqdisho

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal ay soo saartay ku tiri “Waxaan u hambalyeyneynaa hoggaamiyayaasha cusub ee loo doortay Baarlamanka Soomaaliya oo xilli xasaasi ah la wareegaya mas’uuliyaddooda.”

Sidoo kale safaarada maraykanka ayaa dalbatay in la dedejiyo doorashada Madaxweynaha Somalia.

“Waxaan boorineynaa in si deg deg ah, nabdoon la iskuna haleyn karo loo soo geba-gebeeyo tallaabada ugu dambeysa hanaanka doorashada Soomaaliya oo ah doorashada Madaxweynaha.” ayaa lagu yiri qoraalka Maraykanka.

Ad
Previous articleXildhibaan Caananuug oo Eedeyey Xildhibaanada puntland Xili Shalay laga guulaystay
Next articleSarkaal ka soo Goostay Alshabaab iyo Hubkiisa oo lasoo Dhigay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here