Home Wararka Somaliya Galmudug Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay Saq dhexe Xoog kula Wareegay Koontaroola koonfurta Gaalkacyo

Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay Saq dhexe Xoog kula Wareegay Koontaroola koonfurta Gaalkacyo

0

Xalay Saq dhexe oo habeenimo ciidanaka Beesha Reer Nimcaale Sacad ayaa Xalay qabsaday koontaroolada magaalada Gaalkacyo kuwaas ay joogeen Ciidan ka amar qaata Maamulka Axmed Qoorqoor

Beesha Reer Nimcaale ayaa maanta ku dhawaaqay in ay kabaxeen maamulka Qoorqoor islamarkaasna ay xaduudaha xiran doonaan.

Xiisadaan ayaa Taagnayd Maalmihii Lasoo Dhaafay Beeshaan Ayaana Ka Caraysan Xuquuq la.aan ay ka Tabanaayaan Maamulka Madaxweyne Qoor Qoor.

Ad
Previous articleCiidamada Danab oo Gargaar Gaarsiiyay Degaan Dhawaan Alshabaab laga Saaray(Sawiro)
Next articleMaraykanka oo war Saxaafadeed kasoo saaray kulankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here