Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Malaaq Muniir Yusuf oo La Dilay iyo Kacdoon Ka Dhashay Dilkiisa oo...

Malaaq Muniir Yusuf oo La Dilay iyo Kacdoon Ka Dhashay Dilkiisa oo Qarka Udaaran inuu Dagaal Qarxo

0

Ciidamada maamulka konfurgalbeed ayaa degmada bardaale ee gobolka baay ku dilay malaaq yusuf manuur oo kamid ahaa Odayasha dhaqanka degmada.

Ciidamada ayaa la sheeegay in ay werareen guriga malaaqa kadib xabadihii ay ku fureen guriga ayaa malaaqa ku dhacay.

Xaalada degmada Bardaale ayaa ah mid kacsan waxaana degmadaasi ku sugan wasiirka amniga konfurgalbeed iyo Gudoomiyaha gobolka baay iyaga oona halkaasi u tagay xalinta qilaafka ka taagan degmada.

Masuliyiin Ay ku jiraan Xildhibaano ayaana aad uga Carooday Dilka Malaaqaan Caanka ka Ahaa Gobalka Baay Ciidamo Ku Hayb ah Malaaqa ayaana Isku Aruursaday Bardaale kuwaas oo laga Baqaayo inay Weerar aargudasho ah Ku Qaadaan Ciidamada Amaanka Koonfurgalbeed ee Dilka Malaaqa Gaystay.

Ad
Previous articleAbaabul Ka Dhan Alshabaab oo Markale ka Bilowday Koonfurta gobalka Mudug(Sawiro)
Next articleXamaas Oo Sheegtay Inay Aqbashay Heshiis Xabad Joojin Ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here