Home Wararka Somaliya Galmudug Abaabul Ka Dhan Alshabaab oo Markale ka Bilowday Koonfurta gobalka Mudug(Sawiro)

Abaabul Ka Dhan Alshabaab oo Markale ka Bilowday Koonfurta gobalka Mudug(Sawiro)

0

Taliyaha Guutada 1-aad ee Ciidamada Macawisleyda Gobolka Mudug Dhamme Maxamed C/qaadir Dagal oo ay wehliyaan Culimada Ayaa Dardaaran iyo dardargalin ugu tagay Ciidamada Macawisleyda ee ku sugan furimaha Qeycad iyo Bacaadweyne.

Taliyaha oo la hadlay Ciidmaada ayaa sheegey inay u diyaar garoobaan Dagaal ka dhan ah kooxda Khawaarijta oo dhawaan ka bilaaban doona Degaanada Koonfurta Mudug iyo qeybo ka mida Gobolka Galgaduud, isla markaana madaxda ay dhawaan soo gaari doonaandegaanadaan si loo dhaqaajiyo Gulufka Dagaal ee lagu xoreynayo Degaanada Cadowgu haysto.

dhanka kale Culimada ayaa wacdi u jeediyay Ciidamada ay kula Dardaarmayeen inay soo dhaweeyaan dadka ay u tagayaan isla markaana ay u muujiyaan Dabacsanaan iyo Garab u yihiin.

Ad
Previous articleRag Ka Tirsan Alshabaab oo Doonaayay inay dilaan Qof Masuul ah oo Ayagii La Dilay midna Nolosha Lagu qabtay(Sawiro)
Next articleMalaaq Muniir Yusuf oo La Dilay iyo Kacdoon Ka Dhashay Dilkiisa oo Qarka Udaaran inuu Dagaal Qarxo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here