Home Wararka Somaliya Galmudug Magaalada Gaalkacyo oo Maantay lagu Dooranaayo 5kursi iyo 13 musharax oo ku...

Magaalada Gaalkacyo oo Maantay lagu Dooranaayo 5kursi iyo 13 musharax oo ku Tartamaysa

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa caawa shaaciyey Musharaxiinta isku soo taagay shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee taalla magaalada Gaalkacyo

Musharixiintan oo tiradoodu gaareyso 13 ayaa isku diiwaangeliyey kuraasta kala ah HOP013, HOP101, HOP001, HOP017 iyo HOP060 ee Golaha Shacabka oo doorashadoodu beri ka dhaceyso Gaalkacyo.

Mid ka mid ah kuraastan oo ay ku fadhiday Xildhibaanad Ubax tahliil ayaa waxaa ku tartamaya iyada iyo haween kale oo afar ah, waana kursi doorashadiisa la furay oo loolan adag loo gali doono.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA MUSHARAXIINTA

Ad
Previous articleVladimir Putin: Cunaqabataynta reer galbeedka waxay la mid tahay ku dhawaaqida dagaal
Next articleFarmaajo oo la Sheegay inuu Badalay Magicii Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya iyo Dood ka Dhalatay arintaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here