Home Wararka Maanta Madixii Miinooyinka Alshabaab oo Isku Dhiibay Ciidamada Galmudug

Madixii Miinooyinka Alshabaab oo Isku Dhiibay Ciidamada Galmudug

0

Madixii Miinooyinka Alshabaab ayaa iskusoon Dhiiibay Ciidamada Booliska Degmada Guriceel ninkaan oo lagu Magacaabo Xuseen oo Magiicsa Afgarashadu Yahay Saadaq Tima wayne ayaa Xariir Lasoo Sameeyey Ciidamada Booliska Degmada Guriceeel.

Xuseen oo ahaa Madixii Minooyinka Alshabaab ayaa Ka Mid ahaa Ciidamo ka tirsan Alshabaab oo Ku sugnaa Deegaanka Bari ujeedo oo koonfur kaga Beegan Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud.

Ciidamada Galmudug ayaana Ninkaan uga Hortagay Deegaanka Dhagaxyaale ee Duleedka Degmada Guriceel.

Taliyaha Booliska Degmada Guriceel ayaana Hogaaminaayay Ciidamada Soo Dhaweeyey isasoo dhiibahaan.

Alshabaab Ka Kusugan Galmudug ayaa Wajahaaya Culays uga Imanaaya Ciidamada Dowlada Federaalka Kuwa Galmudug iyo Dadka Deegaanka Kuwaas oo Diyaar Garow Culus ugu Jira Sidii Alshabaab looga Saari lahaa Galmudug.

Ad
Previous articleBeesha Reer Xaaji Saleebaan oo Soo Bandhigay 1000 Askari oo Ka Qayb Galaaya Dagaalka Alshabaab Looga Saaraayo Galmudug(Sawiro)
Next articleWaddankii ay ku dagaallami lahaayeen Zuckerberg iyo Elon Musk oo la shaaciyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here