Home Wararka Maanta Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo Soo Bandhigay 1000 Askari oo Ka Qayb...

Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo Soo Bandhigay 1000 Askari oo Ka Qayb Galaaya Dagaalka Alshabaab Looga Saaraayo Galmudug(Sawiro)

0

Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu soo bandhigay ciidan hubeysan oo ku dhow 1000 askari iyo gaadiid dagaal oo aad u badan kuwaas oo dadka deegaanku ay u diyaariyeen ka qeyb qaadashada dhammeystirka wajiga 1aad dagaalka Alshabaab looga xoreynayo deegaanada ay Galmudug kaga kaga Harsanyihiin.

Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Galmudug ayaa ka qeyb galay Munaasabadda lagu soo bandhigay Ciidanka iyaga oo ku dhiirri galiyay sida ay ugu diyaar garoobeen dagaalka Xaqa ah ee cadowga lagu beegsanayo.

2

Ad
Previous articleAlshabaab oo Laga Xiray Wadooyinkii ay ku baxsan lahaayeen Markii Galmudug laga soo saaro
Next articleMadixii Miinooyinka Alshabaab oo Isku Dhiibay Ciidamada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here