Home Wararka Maanta Madaxweyne Xassan Shiikh & wafdi uu horkacayo oo gaarayDalka Uganda

Madaxweyne Xassan Shiikh & wafdi uu horkacayo oo gaarayDalka Uganda

0

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh ayaa gaaray Magaalada Kampala ee dalka Uganda halkaasoo uu wada hadal kula yeelan madaxda dalkaas.

Sidoo kale Madaxweeynaha ayaa ka qeyb-geli doona dabaaldega Maalinta xorriyada dalkaasi.

Waxaa amadaxweynahaniyo wafdiiisa siweyn ugu dhoweeyey garoonka dayuuradaha magaalada Kambala masuuliyin iyo saraakiil ka tirsan dowlada Ugandha

Xassam Shiikh ayaa dalalka deriska ah kala hadlaya sidii ay gacan weyn uga geysan lahaayeen la dagaalanka Kooxda Al-Shabaab.

Waa booqashadii labaad ee Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh ku tago Ugandha tan iyo markii loo doortay xilka bishii May ee sanadkan.

Ad
Previous articleUhuru Kenyatta oo Sabab u noqday in UU dib u dhaco Wadahadalada Dowladda Itoobiya iyo TPLF
Next articleAskar Jabuutiyaan ah oo weerar gaadmo ah lagu dilay iyo kuwa kale oo Nolosha lagu la’ yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here