Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Xasan Shiikh oo Goordhow ku Wajahan Degmada Wisil iyo Dadwayne Buuxdhaafiyay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Goordhow ku Wajahan Degmada Wisil iyo Dadwayne Buuxdhaafiyay Degmadaas(Sawiro)

0

Diyaar garoowga soo dhaweeynta Madaxweynaha Dalka mudane Xasan shiikh Maxamuud ayaa ka socota Degmo difaaceedka Koonfurta Mudug ee Wisil

Xildhibaano ka tirsan JFS ,Guddoomiyaha Gobolka mudug, xildhibaano Galmudug ah Saraakiisha Daraawiishta Galmudug,odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada ayaa halkaas ku diyaara

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh ayaa booqan doona fariisimaha Ciidamada Daraawiishta iyo Deegaanka ee Dagaalka kula jira Khawaarijta Al Shabaab

Ad
Previous articleCiidamada Booliska Gobalka Banaadir oo ka Hadlay Qaraxyo ay Saakay Qabteen
Next articleGudoomiye Madaale oo Magacaaabay Gudoomiyeyaal Degmo oo Xasan Shiikh usoo Ololeeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here