Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray imaaraadka Carabta (Sawiro)

Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray imaaraadka Carabta (Sawiro)

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha oo martiqaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Isu-tagga Imaaraatka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa kala hadli doona madaxda dalkaas xiriirka labada dal iyo sidii Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatku ay u xoojin lahaayeen iskaashiga miro-dhalka ah ee dhinacyada maalgashiga, diblumaasiyadda iyo dhaqaalaha.

Ad
Previous articleQatar oo si weyn uga faa’iiday dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine
Next articleGuddiga dhismaha Guriga Madaxweyne Farmaajo oo war cusub soo saaray kuna Soo aadiyay Safarka Xasan Shiikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here