Madaxweyne Xasan Sheikh oo Biri ku wajahan uganda iyo ujeedaka safarka

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxmauud ayaa berito ku sii jeeda Magaalada Kampala dalka Uganda.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh iyo dhigiisa Uganda Yuweri Musafani ayaa xariga ka jari doona bandhiga xariirka ganacsi ee labada dal.

Ila xog ogaal ah ayaa noo xaqeejiyay in Madaxweyne Xasan Sheikh uu biri duulayo islamarkaana uu ka qeyb-galayo Daah furka Madasha Bangiga Xariirka ganacsiga ee Labada Dalka Soomaaliya iyo Uganda

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*