Madaxweyne Xassan Sheekh Maxmauud ayaa berito ku sii jeeda Magaalada Kampala dalka Uganda.
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh iyo dhigiisa Uganda Yuweri Musafani ayaa xariga ka jari doona bandhiga xariirka ganacsi ee labada dal.
Ila xog ogaal ah ayaa noo xaqeejiyay in Madaxweyne Xasan Sheikh uu biri duulayo islamarkaana uu ka qeyb-galayo Daah furka Madasha Bangiga Xariirka ganacsiga ee Labada Dalka Soomaaliya iyo Uganda
Ad