Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan oo Warqadda Magacaabista Ra’isul Wasaaraha u Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan oo Warqadda Magacaabista Ra’isul Wasaaraha u Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

0

Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dalka u soo Gudbiyay Warqada magacaabista Ra’isul Wasaare XAMZA si loo ansixiyo.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa shalay Laga helay Caabuqa faafa ee COVID-19, waxaana Sharci ah inuu wakiisho Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dalka.

Ra’isul Wasaaraha cusub oo ka Hor hadlay Golaha ayaa dalbaday in Codka kalsoonida la siiyo si uu Soo dhiso Gole Xukuumadd oo Dalka daadajiya

Ad
Previous articleMaraykanka oo siidaayay Taalibaana ku wareejiyey maxbuus xirnaa 15 sano
Next articleDeg Deg Ra’isul Wasaare XAMZA oo helay Codka kalsoonida Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here