Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor Xilka Qaadis ku Sameeyey mid mid ka Mid ah...

Madaxweyne Qoor Qoor Xilka Qaadis ku Sameeyey mid mid ka Mid ah Gudoomiyayaashi Ahlusuna La Dagaalamay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cabdisamad Salaad Aadan(Sabeayne) u magacaabay Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Degmada Dhusamareeb.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug ayuu ku faray dhammaan hay’adaha kala duwan ee dowlad goboleedka Galmudug in ay la shaqeeyaan masuulkan cusub uu magacaabay.

Xilkaan ayaa Waxa Horay u Haayay Gudoomiye Cabdixaashi oo Ka Mid ah Ragii Sida wayn uga Horyimid Dagaalki Ahlusuna Kusoo Qaaday Dhuusamareeb.

Lama oga Sababta uu Qoor Qoor Xilka Qaadistaan Ugu Sameeyey Cabdixaashi.

Ad
Previous articleXildhibaan saabir Shuriye oo Jawaab kulul Siiyay Fahad yaasin Difaacayna Mahad Salaad
Next articleMagacyada madaxda kasoo Qeyb galeysa caleemo saarka madaxweyne Xasan Sheekh(Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here