Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo lakulmay Musharax Madaxweyne kana Soo jeeda Galmudug(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo lakulmay Musharax Madaxweyne kana Soo jeeda Galmudug(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay Cabdiraxmaan Macallim Ablaal, oo kamid ah musharixiinta uu taagan Madaxweynaha JFS.

kulankooda waxay kuqaadaa dhigeen arrimo muhiim u ah Soomaaliya iyo Galmudug iyagoo si gaar ah uga wada-hadlay dardargelinta iyo dhameystirka doorashooyinka.

 

Ad
Previous articleDeg Deg Qarax Xoogan oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahin kasoo baxaysa
Next articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Wadada Garoonka Aadan Cadde (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here