Home Wararka Somaliya Madaxweyne Qoor Qoor oo laga dalbaday inuu soo Magacaabo Liiska Musharaxiinta aqalka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo laga dalbaday inuu soo Magacaabo Liiska Musharaxiinta aqalka sare

0
Guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Galmudug ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Madaxweynaha ayaa laga codsaday inuu Soo gudbiyo liiska musharixiinta utartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS. Maamulada Konfur galbeed Soomaaliya iyo jubbaland ayaa horay usoo gudbiyay Liiska Xubnaha Musharaxiinta aqalka srae, waxaana jubbaland ay qabatay ama bilaawday Doorashada kuraasta aqalka sare ee jubbaland ka imaanaysa. Hirshabelle iyo Galmudug ayaa laga sugayaa inay ku dhawaaqaan Liiska Xubnaha Musharaxiinta ee aqalka sare.
Ad
Previous articleWasaaradda Amniga Galmudug oo shaacisay in Duqeyn iyo dagaal Lagu qaaday Saldhig shabaab ee ku yaala Galmudug
Next articleTaliye xijaar oo digniin soo saaray amarna ku bixiyay in La baaro Ergada iyo Musharaxiinta xildhibaanada doonaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here