Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor qoor oo La Kulmay Wakiilka Dowladda Qadar

Madaxweyne Qoor qoor oo La Kulmay Wakiilka Dowladda Qadar

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta Muqdishu kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee ka socday Dowladda Qatar Dr. Mutlaq Al-Qahtani.

Labada Masuul ayaa ka wadahadlay Arima Xasaasiga ah ee dalka uu marayo waxuuna Kulankaan ka dhacay Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Wakiilka Qadar ee Soomaaliya kala hadlay Xaalada Xasaasiga ee dalka waxuuna la wadaagay Fariin ku saabsan Muhiimada Soomaaliya laga leeyahay.

Ergaga Qadar ee Soomaaliya  ku sugan ayaa kulamo xasaasi ah la qaadanay saacadihii la soo dhaafay Siyaasiinta Muqdisho,Musharaxiinta iyo Madaxda Dowladda.

Ad
Previous articleDowlada oo xil ka qaadis iyo Shaqo joojin ku sameeneysa Masuuliyiin iyo saraakiil ciidan
Next articleSaraakiisha Ciidamada Mucaaradka oo caawa ku Shiraya Shiirkole

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here