Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo La kulmay Musharaxiinta (Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo La kulmay Musharaxiinta (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Hoyga uu ka degenyahay Muqdishu casuumaad ugu sameeyay Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed iyo Musharax Daahir Maxamuud Geelle.

kulankaan ayaa ka dhacay Hooyga Muqdisho uu ka deganyahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor.

 

Waxaa Looga hadlay arimaha Doorashada iyo Shirka Dhawaan ka dhacay Muqdisho Loogana hadlayo Doorashada dalka.

Ad
Previous articleMadaxeweynaha Konfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray
Next articleRa’isul Wasaaraha oo Caawa Kulan la qaatay Madaxda Maamul Gobaleedyada (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here