Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Madaxeweynaha Konfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray

Madaxeweynaha Konfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray

0

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa soo gaaray magaalada caasimada ee Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa soo gaaray magaalada caasimada ee Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa xalay gaaray magaalada Muqdisho. Saacadaha soo socdana waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaraan Madaxweynayaasha, Jubbaland, Puntland iyo Hir-Shabeelle.

Ad
Previous articleXukuumada Soomaaliya oo War ka sii saartay Qabsoomida Shirka Maanta
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo La kulmay Musharaxiinta (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here