Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha oo Caawa Kulan la qaatay Madaxda Maamul Gobaleedyada (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha oo Caawa Kulan la qaatay Madaxda Maamul Gobaleedyada (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah la qaatay madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada Galmudug, Jubaland iyo Koofurgalbeed iyo Gobalka Banaadir.

Kulankaan ayaa ahaa is xogwerysi ku saabsan Ka Hor furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.

Madaxda Galmudug, Jubbaland iyo Konfur galbeed ayaa Muqdisho ku sugan waxaana Kulankii caawa uu ahaa Mid Hordhac ah oo Looga arinsanayay Howlaha Shirka Loogaga hadlayo Doorashada dalka

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo La kulmay Musharaxiinta (Sawiro)
Next articleBeesha Caalamka oo War ka soo saartay Dadaalada R/W ee dhanka Doorashooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here