Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo kusugan jiida Hore ee Dagaalka iyo Weerar Saakay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kusugan jiida Hore ee Dagaalka iyo Weerar Saakay la Filaayo inlagu Qaado Ceelbuur(Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Taliyaha Ciidamada Xoogga Odowaa Yuusuf, Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur, Xildhibaano Federaalka ah, Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo maamulka caasimadda Dhuusamareeb ayaa galabta gaaray furimaha Sinadhaqo, Gusar, Dhaban-Dhulkuheys iyo Labidulle oo ay ku suganyihiin ciidamada dowladda.

Masuuliyiintan ayaa dhiirrigelin iyo in loo diyaar garoobo dagaal saf ah ugu tagay ciidanka, waxeyna tani kusoo aadeyso xilli gobolada Mudug iyo Galguduud ay ka socdaan diyaar garowgii ugu dambeeyay ee lagu xoreynaayo deegaanada ka maqan maamulka Galmudug.

Ad
Previous articleDeni oo Cayriyay mid ka mid Wasiiradii gacantiisa Midig ahaa iyo Juxa oo Wasiir noqday markale
Next articleMuhaajiriin Soomaali u badan oo ka baxay Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here