Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Baydhabo(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Baydhabo(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka kooban xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud kusoo dhaweeyay Madaxweynaha KGS Mudane C/Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), goloyaasha dowladda, maamulka Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ad
Previous articleP.M Xamze Cabdi Barre oo Gaaray Baydhabo iyo Shirka Madasha Wadatashi Qaran oo Baydhaba ka Furmaaya(Sawiro)
Next articleMareykanka: ‘Shilka diyaaradeed wuxuu ka dhashay dhaqan xumada duuliyeyaasha Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here