Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed P.M Xamze Cabdi Barre oo Gaaray Baydhabo iyo Shirka Madasha Wadatashi Qaran...

P.M Xamze Cabdi Barre oo Gaaray Baydhabo iyo Shirka Madasha Wadatashi Qaran oo Baydhaba ka Furmaaya(Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, oo uu kaga qayb galayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku soo dhaweeyay garoonka dayaaradaha Shaati Gaduud Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasare ku xigeenka Salax Axmed Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee XFS.

Wafdigan uu hoggaaminayay Ra’isul Wasaare Xamse Barre ee gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka qeyb galaya shirka golaha Wadatashiga Qaran oo dhawwaan ka gurmaya magaalada Baydhabo.

Ad
Previous articleCiidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay rag sameenayay Maan-dooriye iyo Hub (Sawirro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Baydhabo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here