Magaalada Kismaayo ee Jubbaland waxaa Maanta ku Wajahan Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya C casiis Xasan Maxamed Lafta gareen.
Ujeedka Safarka Ayaa ah sidii Kismaayo Gurmad Loo gaarsiin lahaa Maadaama abaaro ay ka jiraan Jubbaland.
Sidoo kaleĀ waxuu Axmed Madoobe kala Hadli doonaan Doorashada Golaha Shacabka iyo Dhexdhaxaadinta Axmed Madoobe iyo Farmaajo.
Farmaajo iyo Axmed Madoobe in Muddo ah iskuma wanaagsaneen Balse hada Laftagareen Ayaa wada Qorshahaan Maanta ayuuna Kismaayo u safrayaa
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad