Home Wararka Maanta Madaxweyne Laftagareen oo Maanta ku Wajahan Kismaayo

Madaxweyne Laftagareen oo Maanta ku Wajahan Kismaayo

0

Magaalada Kismaayo ee Jubbaland waxaa Maanta ku Wajahan Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya C casiis Xasan Maxamed Lafta gareen.

Ujeedka Safarka Ayaa ah sidii Kismaayo Gurmad Loo gaarsiin lahaa Maadaama abaaro ay ka jiraan Jubbaland.

Sidoo kale  waxuu Axmed Madoobe kala Hadli doonaan Doorashada Golaha Shacabka iyo Dhexdhaxaadinta Axmed Madoobe iyo Farmaajo.

Farmaajo iyo Axmed Madoobe in Muddo ah iskuma wanaagsaneen Balse hada Laftagareen Ayaa wada Qorshahaan Maanta ayuuna Kismaayo u safrayaa

Ad
Previous articleCiidamada Amniga oo Muqdisho ka bilaabay Howlgallo Xoogan
Next articleCudurka Jadeecada oo Galkacyo ka dilaacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here