Home Wararka Maanta Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Madaxweyne Sheekh Shariif

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Madaxweyne Sheekh Shariif

0

Madaxweynaha K/ Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golahiisa wasiirada Soomaaliya iyo Kuwa Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Lafta-gareen loogama baran kulamada mucaaradka waana Madaxweynaha keliya ee aan hore ula kulmin madaxdii hore ee dalka iyo midowga musharaxiintaba.

Kulankaan ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in looga hadlaayo arimaha doorashooyinka dalka iyo sidii loo gaari lahaa xal ku saabsan doorashooyinka.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Safiirada Beesha Caalamka oo Kulan wada qaatay.
Next articleGolaha Shacabka Soomaaliya oo Biri Kulmaya iyo 3 ajande oo Biri Laga Hadlayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here