Home Wararka Maanta Golaha Shacabka Soomaaliya oo Biri Kulmaya iyo 3 ajande oo Biri Laga...

Golaha Shacabka Soomaaliya oo Biri Kulmaya iyo 3 ajande oo Biri Laga Hadlayo

0

Maalinta berri ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in ay yeeshaan kulan xasaasi ah kaas oo diirada lagu saari doona xaaladda Covid 19 iyo Arima Dhowr ah.

Kulankii ugu dambeeyay waxaa la ganaaxay xildhibaano ka dib markii ay sheegeen in ay ka hortageen muddo kororsi uu waday gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Farriin goor dhow loo diray xildhibaanada ayaa sidaan u qorneyd.

M.ne Xil Beri oo Arbaca ah oo ay Tar 31 March, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Agendaha

  1. Covid19
  2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga M/B ee Xuduudaha
  3. U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka
Ad
Previous articleMadaxweyne Laftagareen oo la kulmay Madaxweyne Sheekh Shariif
Next articleCiidamada Dowladda Soomaaliya oo xiray dhamaan Wadooyinka soo gala Madaxtooyada Soomaaliya, xili uu jiro kulankii Barlamaanka (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here